Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed. Labada masuul...
Read more











