Kormeerayaasha Dugsiyada Dowladda oo tababbar loo furay
Tababbar aqoontooda kor loogu qaadayo kormeerayaasha Dugsiyada Dowladda ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Furitaanka tababarkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xassan Maxamed Cali,...
Read more











