Taliska CXD oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod, ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay Sareeyo Guuto Maxamuud Maxamed Macalin Koronto oo horay...
Read more











