Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Noqday Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Noqday Madaxweynaha Cusub ee Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Natiiyada Horu Dhaca ah ee Doorashadii Maxweynaha galmudug ayaa sheegaysa in Wareeggii labaad ee Doorashada Madaxweynaha ย Dowlad Gobolleedka Galmudug la sooย  Gaba-gabeeyay iyadoo uu ku guuleystay in Galmudug ย Madaxweyne ka noqdo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ahaa xilligii doorashada ay socotay Musharrixii ugu codka Badnaa waxaa halkaas ku haray Musharrixii labaad ee la Tartamayay Axmed Shariif Cali Hilowle.

Hoolka ay ka socoto Doorashada madaxweynaha ayaa buuq hareeyay ย taas oo muujineysa u dabaal degga Madaxweynaha Cusub ee galmudug.

Goordhow Waxaa Billaaban Doonta Tirinta Codadka sida ay ku dhawaqeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Wixii soo kordha halkaan kala soco

Previous Post

Wareeggii labaad ee Doorashada Galmudug oo la soo Gaba-gabeeyay

Next Post

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo Dhaariyay Mas’uuliyadda Cusub ee loo Dhiibay

Next Post
Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo Dhaariyay Mas’uuliyadda Cusub ee loo Dhiibay

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo Dhaariyay Mas'uuliyadda Cusub ee loo Dhiibay

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In