Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baahiyo Dhanka Adeegyada Caafimaadka oo Ka Jira Deegaano ka Tirsan Gobalka Mudug (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Baahiyo Dhanka Adeegyada Caafimaadka oo Ka Jira Deegaano ka Tirsan Gobalka Mudug (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli mudooyinkii u danbeeyay ay isa soo  tarayeen cabashashooyinka la
xariira dhanka adeegayada caafimaadka ee ka jira Deegaanada Galmudug
qaarkood ayaa waxaa Wasaarada Caafimaadka Galmudug ay sheegtay in ay
ku dadaali doonto wax ka qashada baahiyada dhanka caafimaadka ee ka
jira guud ahaan deegaanada Galmudug.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug Naciimo Maxamed Maxamuud
Catoosh ayaa kadib kormeer muddo  sadax cisho ah ay ku mareeysay
deegaano ka tirsan kuwa gobalka mudug oo ay ka mid aahaayeen Af
barwaaqo Qorya wayn iyo Gal hagoog waxa ay sheegtay in guud ahaan
deegaanadaasi aysan haysan inta badan adeegyada  caafimaad ee ay
bulshadu u baahan tahay ka wasaarad ahaana ay ku dadaali doonaan wax
ka qashada baahiyadaasi iyagoo la kaashanayay hay’addaha ka shaqeeya
howlaha caafimaadka

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kormeerka Wasiirka Caafimaadka Galmudug Naciimo Maxamed Maxamuud
Catoosh ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalin kasta lasoo gaarsiiyo
isbitaalada caafimaadka Magaalada Galkacyo caruur fara badan oo qaba
cuduro kala duwan oo laga keeno deegaano aad u fog fog kuwaasi oo aan
laheyn xarumo cafimaad taasoo mararka qaar  keenta in caruur  iyo
hoyooyin soomaaliyeed in dhiig bax ay u geeriyoodeen inta lagu guda
jiro safarka dheer ee loo soo marayo Magaalada Galkacyo iyo deegaanada
fog fog ee aan lahayn xarumaha caafimaad.

Dhinaca kalana Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa deeq isugu jirta
raashin iyo Bacaha roobka Gaarsiisay boqalaal oo qoys oo isugu jiro danyar
iyo qoysaskii abaaruhu soo barakiciyeen kuwaasi oo ku sugnaa
Deegaanada Af Barwaaqo Gal Hagoog Iyo Qorya Wayn oo ka mida deegaanada
dhaca dhinaca waqooyi Bari Gobalka Mudug.

Waxaa Diyaariyay Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo shir-guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee Wasaaraddaasi (Sawirro)

Next Post

Shaqaalaha Wasaaradda Amniga oo loo Furay tababar kor loogu qaadayo Xirfadooda (Sawirro).

Next Post
Shaqaalaha Wasaaradda Amniga oo loo Furay tababar kor loogu qaadayo Xirfadooda (Sawirro).

Shaqaalaha Wasaaradda Amniga oo loo Furay tababar kor loogu qaadayo Xirfadooda (Sawirro).

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In