Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Meel Mariyay Safiirka Dowladda Kenya Ay U Soo Magacowday Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Meel Mariyay Safiirka Dowladda Kenya Ay U Soo Magacowday Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka baarlamaanka dalka Kenya ayaa lagu meel mariyay safiirka cusub ee madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata uu dhawaan u soo magacaabay dalka Soomaaliya Lucas Tumbo, iyadoo xubnaha baarlamaanka ee dalka kenya ay sheegeen in tani ay micnaheedu uu yahay in si rasmi ah uu Lucas Tumbo u yahay cusub ee Soomaaliya.

Guddiga xiriirka caalamiga ah iyo difaaca ee dalka Kenya ayaa u arkay Mr Lucas Tumbo in uu yahay shaqsi u qalma xilkani cusub ee loo magacaabay, islamarkaana uu ka soo bixi karo waajibaadka loo igmaday ,waxaana sidoo kale warkani lagu sheegay in mr Lucas uu wax badan ku soo kordhin karo mustaqbalka dalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Madaxa Gudigani xiriirka caalamiga iyo difaaca ee dalka Kenya ayaa sheegay in Lucas Tumbo uu yahay shaqsi u qalma xilka safiirnimo ee loo magacaabay loo magacaabay.

Mr Lucas oo ka soo shaqeeyay dhowr wadan oo ay ku jiraan dalalka Ethiopia iyo Sudan, ayaa la filayaa in kaalin weyn ka qaadan doono horumarinta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Taliska

Next Post

RW. Cumar Oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

RW. Cumar Oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In