Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug oo ansixiyay xeer hoosaadkooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamanka Galmudug oo ansixyay Dasturka maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ay maanta yeesheen Baarlamaanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen ilaa 46-Xildhibaan ayaa waxaa shirgodoominayay guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir, iyadoo baarlamanku uu maanta ansixiyay xeerhoosaadkooda oo dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay ay ka doodayeen.

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa dhammaadkii kulanka ka hadlay natiijada ka soo baxday.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Qabyo qoraalkii xeerhoosaadkii ayaan maanta ka doodnay, dood badan kaddib si gacantaag ah ayay ku ansixiyeen, qodobo aan ka saxnay ka dib, xeerhoosaadku waa kii ay isku maamulayeen Baarlamaanku, isaguma ma qilaafsana Dastuurka, gudigii anshaxa ayaa ku jira, gudigii anshaxa ayaa ku jira, gudigii Dastuurka ayaa ku jira, anshaxa iyo xasaanadda Baarlamanka ayaa sidoo kale ka mid ah” ayuu yiri gudoomiye Gacal

Guddoomiye Cali Gacal ayaa sidoo kale Xildhibaanada kalfadhigan ka maqan ugu baaqay inay yimaadaan si waajibaadkooda u gutaan.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii Baarlamaanka Galmudug ay ansixiyeen Dastuurka, kaas oo horay ay u meelmariyeen Ergo laga soo xulay labada gobol ee Mudug iyo Galgaduud.

Previous Post

Dowladda oo loogu baaqay in gurmad ay fudiso dadka ku nool goobaha laga saaray Shabaab “SAWIRRO”

Next Post

NUSOJ oo ku baaqday in si shuruud la’aan loo sii daayo weriyayaasha ku xiran Dhuusamareeb

Next Post
NUSOJ oo cambaareeysay falka lagu dhaawacay Wariye Farxaan Suleymaan

NUSOJ oo ku baaqday in si shuruud la’aan loo sii daayo weriyayaasha ku xiran Dhuusamareeb

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In