Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Galmudug oo ka dooday sharciga qaadista qidmada iyo Ujuurooyinka Kalluumeysiga Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo ka dooday sharciga qaadista qidmada iyo Ujuurooyinka Kalluumeysiga Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Ajandaha Kullanka oo ahaa ka doodista Sharciga qaadista qidmada iyo Ujuurooyinka Kalluumeysiga Galmudug oo ay Baarlamaanka u soo gudbisay Wasaaradda Kalluumeysiga Badda ayaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dakadaha iyo Kalluumaysiga Galmudug Mudane Cabdi-daahir Xuseen Cali ayaa waxa uu xusay in waxyaabo horay Wasaaradda uga soo laabtay sharcigii hore halkan lagu sixi doono, mar waliba ay u dhaga nugulyihiin Baarlamaanka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumaysiga Galmudug Khaalid Cabdullaahi Warsame ayaa xusay in Sharcigan uu muhiim u yahay Maamulka, uuna ka codsanayo in Baarlamaanka ay ka doodeen oo ay meel mariyaan sharcigan.

Xildhibaanada ayaa dood geliyay, waxaana ay akhrinta koowaad marsiiyeen xeerkan, kaasi oo guddiyada ay ku sameyn doonaan wax badal iyo wax ku kordhin, kuwaasi oo dib ugu soo celin doono Baarlamaanka Galmudug.

Previous Post

AFRCOM oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay Taliska Ciidanka xoogga dalka

Next Post

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka oo doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka oo doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka oo doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In