Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka JFS oo ammaanay qaabka lagu xulay shirkadaha adeegga ee Xajka bixinaya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka JFS oo ammaanay qaabka lagu xulay shirkadaha adeegga ee Xajka bixinaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan loo xulay si cadaalad ah oo ay ku dheehan tahay kalsooni.

Guddigaasi ka socday labada gole ee baarlamaanka ayaa xusay in muddo 24 cisho ah ay wadeen jormeer iyo la socod ku aadan qaabka loo xulayo shirkadaha qaabilsan adeegga xujieyda ee sanadkaan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

August 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

August 17, 2026

Xubnaha baarlaamka,a waxa ay u mahadceliyeen Guddigga wasaaradda Awqaafta ee loo xilsaaray Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023,kuwaas oo habeenimadii xalay soo gabagabeeyay howshii loo idmaday .

Xildhibaanadaasi,waxa ay ku ammaaneen maamulka wasaaradda Awqaafta dadaalka ay u galeen xlista shirkadaha daabula xujeyda .waxayna ugu baaqeen heyadaha dowladda in ay ku dhiiradaan talaabadaasi daahfurnaanta ah ee ay qaadeen maamulka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta

Guddigga xulista ee tartanka Adeega Xajka sanadka,ayaa ka warbixiyay howlihii uqabsoomay intii uu socday Tartansiinta Shirkadaha daneynaayey u adeegida Xujeyda Soomaliyeed.

Previous Post

Hay’adda Maareynta oo deeq raashin ah gaarsiiyay magaalada Xuddur

Next Post

Maamulka Galmudug oo balan qaaday in ay baab’in doonan Khawaarijta ku sugan deegaanadaas

Next Post
Maamulka Galmudug oo balan qaaday in ay baab’in doonan Khawaarijta ku sugan deegaanadaas

Maamulka Galmudug oo balan qaaday in ay baab'in doonan Khawaarijta ku sugan deegaanadaas

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

August 17, 2026
0

Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

August 17, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo shaqo siisay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo shaqo siisay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar

August 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

August 17, 2026
0

Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In