Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo cod u qaadaya mooshin loo soo gudbiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya maanta ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho oo uu shir gudoominayay Prof Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha golaha shacabka ayaa waxaa lagu waday in uu horyimaado wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen in kastoo uu ka baaqsaday isla markaana uu gudoonka ka codsaday in dib loogu dhigo waqtiga uu hortagayo baarlamaanka sida uu sheegay gudoomiyaha baarlamaanka mudane Jawaari.

“Ajandadaa iyada ah wasiirku shalayto markii aan gaarnay go.aanka warqadbaanu u qornay aan leenahay waa in aad soo xaadirtaa oo warbixin siisaa golaha hase yeesheee waxaa uu noogu soo jawaabay in uusan hadda diyaar ahayn oo la siiyo waqti dheeeraad ah sida uu xeer hoosadku qabana uu markaa xaq u leeyahay xeer hoosaadka qodobkiisa 78 waxaa uu xaq u siinayaa 72 saacadood ka hor in loo sheego “ayuu yiri Jawaari.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Xildhibaanada soo qoray mooshinka golaha horyaala eee laga keeenay maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ay soo jeediyeen in cod loo qaado mooshinka markii mudanayaasha loo bandhigay qodobkaas waxaa badatay tirada qabtay in mooshinka cod loo qaado hase ahaateee waa suura gali weysay maadaama kooramka loo baahanyahay uu soo dhameestirmi waayay waxaana dib loogu dhigay maalinta sabtida ah in codka loo qaado mooshinka.

“Waxaa goob joog ah in kastoo uu kooramku ku furmay 151 hadana waxaa goobjoog ah 105 mudane marka meesha kooramku ma dhama waxaanu ka dhigeynaa marka sabtida hadii alle yiraahdo”ayuu yiri gudoomiyuhu.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Somalia{SAWIRRO}

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Somalia{SAWIRRO}

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Somalia{SAWIRRO}

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In