Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo loo Aqrin doono markale Sharciga Shaqalaha Ajaanibta ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan koodii caadiga haa Ayadoo ajandayaasha horyaalla ay yihiin  hindise sharciyeedka dib u eegista miisaaniyadda dowladda iyo sharciga shaqaalaha Ajaanibta ah.

Xildhibaan Maxmed Cumar Mxmuud oo ah  Hab-dhowraha baarlamaanka ayaa sheegay in Fadhiga baarlamaanka maanta looga hadli doono Ajandayaal ay ka mid yihiin sharciga shaqaalaha ajaanibta ah oo horay Baarlamaanka ugu soo gudbiyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada mudane Cisman Libaax Ibraahim iyo Qaybinta Warbixinta Guddiga Maaliyadda ee Daqliga Dowladda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Hindise Sharciyeedka Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah waxa uu ka kooban Yahay  27 qodob markii sharcigaan Golaha uu aqriyay dib ayaa  loo celiyay si loogu soo daro qodobo ka maqan maanta Golaha ayaa markale loo aqrin doonaa kaddib waxa uu marayaa habkii caadiga ahaa ee hindise sharciyeed   uu mari jiray” Ayuu yiri hab-dhowraha baarlamaanka.

Fadhiyada barlamaanka ayaa inta badan lagu meelmariyaa sharciyo muhiim u ah Horumarka Siyaasadda Dowladda iyadoo horay baarlamaanka uu u meelmariyay sharciyo muhiimad ballaaran u lahaa Dowladda.

Previous Post

Imaamyada Waqooyi Ameerika oo doortay hogaan cusub 10 sanno ka dib “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda oo ku Guuleystay in shabaab laga saaro deegaanno Gobolka Shabeellaha Hoose ka tirsan

Next Post
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego

Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda oo ku Guuleystay in shabaab laga saaro deegaanno Gobolka Shabeellaha Hoose ka tirsan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In