Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka muddo todobaad kadib ayaa lagu wadaa in looga hadlo ajandayaal dhowr ah

Habdhowraha Baralmaanka Xildhibaan Maxamed Cumar oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulankii ugu dambeeyey ay baarlamaanka ka hadleen in cod la geliyo codsiga Raโ€™iisul wasaaraha, inkasta oo uusan buuxsamin kooramkii loo baahnaa, waxaana uu intaa ku daray in ajandaha uu yahay sidii cod loo gelin lahaa mooshinka laga keenay Wakiilada Maamulka Jubbaland.

Related posts

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026

โ€œMaanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegantahay 1-da bisha June, ajandayaasha waxaa ka mid ah u codeynta mooshinka Jubooyinka, akhrinta koowaad ee sharciyeynta shaqaalaha shisheeye iyo saxaafadda” ayuu yiri Xildhibaanka

Previous Post

Kulan casho sharaf ah oo xalay Cadaado loogu sameeyay wafdiga Raโ€™iisul wasaaraha “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In