Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Puntland oo ka dooday Xisaab Xirka Miisaaniyada ee sanadkii 2022 ka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Puntland oo ka dooday Xisaab Xirka Miisaaniyada ee sanadkii 2022 ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo ku guda jira kal fadhigoodii 52-aad ayaa maanta yeeshay fadhigoodii 10-aad ee kalfadhiga waxaana shir Guddoominayay Guddoominayaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil oo ay weheliyaan labadisa ku xigeen.

Ajandaha fadbiga maanta ayaa ahaa Qaybinta Xisaab Xirka Miisaaniyadda Puntland ee Sanadka 2022kii oo ay Golaha Wakiilada Puntland u soo Gudbisay Wasaarada Maaliyadda Puntland sida ay qabaan qodobada 64-aad iyo 137-aad ee Dastuurka Maamulka Puntland.

Related posts

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026

Wasiirka Maaliyada Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ka hor jeediyay khudbad dheerayd oo ku saabsanayd xisaab xirka Miisaaniyada sanadii aynu soo dhaafnay ayaa cadeeyay in uu jiray is dhin Miisaaniyadeed oo gaaraya 12% Filashadii hore ee Miisaaniyadii sanadii 2022kii .

Gabagabadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland  Cabdirashiid ayaa xisaab xirka Miisaaniyadda ku wareejiyay Guddi Hoosaadka arimaha Dhaqaalaha ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland oo 5 Bari kadib ku soo celin doona Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland.

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Ganacsiga oo ka shiray horumarinta iyo dhiirigelinta Maalgashiga dalka

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

April 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad...

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In