Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ka doodi doono maanta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo Warbixin ku saabsan sharciga Isgaarsiinta looga dhageysanayo Guddiga Warfaafinta Barlamanka Dalka.

Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulanka maanta ee Xildhibaannada Soomaaliya ay uga doodi doonaan sharciga Isgaarsiinta Qaranka kaa soo Warbixintiisa Baarlamaanka uu ka hor Aqrin doono   Guddiga warfafinta.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“ Warbixintii Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka Golaha wa dhamaysteen, Waxaa maanta fursad loo siiyay Xildhibaannada inay ka doodaan si loo Ansixiyo” Ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Dhanka kale Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay sharciyada kale ee uu Baarlamaanku Ka doodi Doono muddooyinka soo socda

“Sida Aad ka warqabto Habraaca Hindise Sharciyeedyada waxa ay maran Aqrinta koowaad labaad iyo Aqrinta  Sadaxaad, Hindise sharciyeedka ku saabsan Xagga Saxaafadda, waxaa loo gudbiyay Guddiga Warfaafinta uu Guddoomiyaha ka Yahay Xildhibaan Cabdi Xaashi, waxa uu kujiraa isku dubaridkii  maanta  Golaha shacabka ayaa loo Aqrin doonaa waxa uuna mari doonaa habraacii loo baahnaa” Ayuu yiri Markale Xildhibaan Maxamed Cumar.

 

 

Previous Post

Munaasabad Balaaran oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xalay Lagu Qabtay Xaafada Islii”Sawirro”

Next Post

Wasaaradda Gashaandhigga oo Soo saari doonta Warshad Samaysa dareeska Ciidamada Xoogga

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo ugu Hambalyeeyay Ciidanka XDS sanad guurada 55aad

Wasaaradda Gashaandhigga oo Soo saari doonta Warshad Samaysa dareeska Ciidamada Xoogga

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In