Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Tunusiya oo ansixiyay xukuumad  cusub

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Tunusiya oo ansixiyay xukuumad  cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Tunusia ayaa  cod aqlabiyad ah maanta oo Arbaca ah ku ansixiyay Xukuumadda Cusub ee uu madaxda u yahay Hishaam Al Meshiishi, iyadoo rajo laga qabo in la soo afjaro billo wadankaasi ay ka jirtay xasillooni darro siyaasadeed, dhibaatooyin dhaqaale iyo mid bulsho.

134 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Tunusiya  ayaa u codeeyay haa, halka 67 kalana ay dideen.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Khudbad uu Al Meshiishi u jeediyay Baarlamaanka, ayuu ku yiri: “Dhismaha Dowladdan wuxuu ku yimid iyadoo la tixgelinayo xasillooni darrada siyaasadeed ee dalka, dhibka ugu badana waxuu ku dacay shacabka waana waajib in aan xaaladaas ka saarno dalka”.

Al Mashiishi wuxuu caddeeyay muhiimada shaqada dowladdiisa, isaga oo sheegay in tallaabada kowaad ee ay qaban doonto ay tahay wax ka qabashada xaaladda dhaqaale iyo tan bulsho, joojinta dhiigbaxa dhaqaalaha dowladda, billaabida wada-hadalada deeq bixiyaasha, iyo billaabida Barnaamijyada dib u habeynta, oo ay ka mid yihiin dib u tayeynta hey’adaha  dowladda.

In kasta oo Madaxweynuhu uu soo magacaabay al-Mashiishi si uu u noqdo R/wasaaraha Tunusiya, haddana siyaasiyiinta waxay sheegeen inuu ka tanaasulay fakirkisii hore ee siyaasadeed ee uu Xisbigiisa ka aaminsanaa R/wasaaraha uu dhawaan magacaabay.

Dadaallada Mashiishi uu ku soo dhisay Xukuumadan cusub ee maanta uu Baarlamaanka dalkaasi ansaxiyay ayaa noqoneeysa Xukuumaddii  seddexaad tan iyo dhismaha Baarlamaanka Tunusiya  markii  la unkay bishii Oktoobar ee sannadkii hore.

Previous Post

Dagaal dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Koofurta Itoobiya

Next Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH FURAY MANHAJKA DUGSIYADA SARE EE DALKA

Next Post
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH FURAY MANHAJKA DUGSIYADA SARE EE DALKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH FURAY MANHAJKA DUGSIYADA SARE EE DALKA

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In