Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka Galmudug oo loo qeybiyay Dastuurka, si dib u eegis loogu sameeyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamanka Galmudug oo loo qeybiyay Dastuurka, si dib u eegis loogu sameeyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta kulankooda ugu horeeyay yeeshay ayaa loo qeybiyay dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug, si ay dib u eegis ugu sameeyaan

Kulanka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa soo xaadiray 48-Xildhibaan, kuwaasi oo ka hadlay arrimaha dib u eegista dastuurka io xeer hoosaadka ay isku maamulayaan.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Shirka ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiye Cali Gacal Casir.

“Maanta waxaa ka mid ahaa Jadwalkeena qaybinta Dastuurka dowlad goboleedka Galmudug oo aan u qaybinay Xildhibaanada si ay u soo akhriyaan, waxaa kale oo ka mid ahaa soo jeedin wax kabadalka Dastuurka, taas oo aan rabo in Xildhibaanadu ka soo doodaan oo soo aqriyaan, berina cod loo qaado qodobada wax laga badalayo, kabacdina waxaa noogu xigi doona jadwal aan maalmaha kale gaari doono sida Xeerhoosaadka iyo istiraatiijiyadii, barnaamijku nuucaas ayuu ahaa waana noo xirmay, oo hadda Baarlamanka waa la fasaxay,  laakin beri ayaa mar kale la fariisan doonaa” ayuu yiri Gudoomiye Cali Gacal.

Baarlamanka cusub ee Galmudug ayaa waxaa horyaal shaqooyin badan oo ku saabsan jihaynta xilli hawleedka 4-ta sano ee uu shaqaynayo.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Baro-koontarool oo laga sameeyay waddooyin laga soo galo caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Baro-koontarool oo laga sameeyay waddooyin laga soo galo caasimadda “SAWIRRO”

Baro-koontarool oo laga sameeyay waddooyin laga soo galo caasimadda “SAWIRRO”

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In