Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Badhaadhe: Dad u geeriyooday cudurka shuban biyoodka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Badhaadhe: Dad u geeriyooday cudurka shuban biyoodka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wararka ka laga helayo xarumaha caafimaadka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ayaa tilmaamaya in 48-saac ee ugu dambeysay ay goobaha caafimaadka ugu geeriyoodeen 15 ruux oo u badan carruur, kuwaasi oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ah.
Saraakiisha caafimaadka ee Badhaadhe ayaa sheegay in daawo la’aan ay ka jirto magaalada, maadaama ay isa soo tarayaan dadka uu soo ridanayo cudurka, waxaana ay codsadeen in gurmad lala soo gaaro dadka uu soo ridanayo cudurka shuban biyoodka ah.
Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubada Hoose Aadan Maxamed Kismaayo ayaa ku soo waramay in magaalada ay ka jirto xaalad beni’aadanimo oo aad u liidato, isla markaana ay bulshada ku dhaqan codsadeen in gar gaar dhan waliba leh lala soo gaaro.
Todobaadkii tegay ayay markii deeq dawo ah la gaarsiiyay isbitaalka magaalada, balse ay dhaqaatiiru sheegeen in ay yaraatay dawada sababo la xiriira dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka oo aad u soo kordhay.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO/SAWIRRO-Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

Next Post
DAAWO/SAWIRRO-Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

DAAWO/SAWIRRO-Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In