Monday, May 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Badqabka saxafiga oo laga hadlay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Badqabka saxafiga oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaagan ku saabsanaa badbaadada saxafiga oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Relief International iyo Internews oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Guddoomiyaha Gudiga Warfaafinta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Agaasimaha Warbaahinta Qaranka, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Gobolka Benaadir, Qaar ka mid ah madaxda Warbaahinta madaxa Banaan, rugcaddeyaal saxaafadeed iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabta Muqdisho.

Madaxa mashaariicda dhanka saxaafadda u qaabilsan Hay’adda Relief International Axmed Cawil Maxamuud oo hadal ka jeediyay dood wadaaga ayaa sheegay inay tahay markii labaad oo ay qabtaan, isagoo xusay in u jeedku yahay sidii loo heli lahaa badqabka suxufiga.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026

Agaasimaha Warbaahinta Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in badqabka saxafiga lagu heli karo in suxufiyiintu ay ka shaqeeyaan nabadgelyada guud ee dalka oo ay warka ka eegaan dhanka wanaaga ah.

Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in madax banaanida saxaafaddu ay tahay inay la timaado afkaaro nabadeed, isla markaana ay fahmaan waaqaca lagu jiro.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cali Jaamac ayaa bahda saxaafadda ka codsaday in laga wada shaqeeyo amniga guud ee dalka, si looga hortago dadka dhibaateynaya suxufiyiinta.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta iyo dhaqanka ee baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu baaqay warfidiyeenada inay warka ka eegaan dhanka wanaaga ah oo ay u hiilaan waxkasta oo difaacaya xaquuqda dadka laga gardaranyahay.

Gebo gabadii Dood wadaaga ayaa la isku raacay in waxkasta laga fiiriyo dhanka wanaaga, warkana laga eego dhinacyo badan oo ay ugu horeyso in laga ilaaliyo waxkasta oo saxafiga dhib ukeenaya, bulshada ku abuureysa dhibaato horleh.

vlcsnap-2015-02-19-12h02m24s75

vlcsnap-2015-02-19-11h58m20s183

vlcsnap-2015-02-19-11h58m26s18

vlcsnap-2015-02-19-11h58m27s18

vlcsnap-2015-02-19-11h58m37s120

vlcsnap-2015-02-19-11h58m49s246

vlcsnap-2015-02-19-11h58m55s57

vlcsnap-2015-02-19-11h59m02s124

vlcsnap-2015-02-19-11h59m09s181

vlcsnap-2015-02-19-11h59m15s255

vlcsnap-2015-02-19-11h59m21s64

vlcsnap-2015-02-19-11h59m35s189

vlcsnap-2015-02-19-11h59m48s58

vlcsnap-2015-02-19-11h59m55s141

vlcsnap-2015-02-19-12h00m05s236

vlcsnap-2015-02-19-12h00m08s26

vlcsnap-2015-02-19-12h00m24s165

vlcsnap-2015-02-19-12h00m26s165

vlcsnap-2015-02-19-12h00m32s255

vlcsnap-2015-02-19-12h00m40s83

vlcsnap-2015-02-19-12h00m50s176

vlcsnap-2015-02-19-12h01m00s28

vlcsnap-2015-02-19-12h01m03s65

vlcsnap-2015-02-19-12h01m07s104

vlcsnap-2015-02-19-12h01m18s209

vlcsnap-2015-02-19-12h01m21s209

vlcsnap-2015-02-19-12h01m38s147

vlcsnap-2015-02-19-12h01m46s233

vlcsnap-2015-02-19-12h02m06s163

vlcsnap-2015-02-19-12h02m15s6SAWIR QAADE: C/adar Catoosh

Previous Post

Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Next Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
0

Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In