Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bahda Caafimaadka oo si diiran Muqdisho ugu soo dhaweeyay Agaasimaha Isbitaalka Martiini “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Bahda Caafimaadka oo si diiran Muqdisho ugu soo dhaweeyay Agaasimaha Isbitaalka Martiini “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bahda Caafimaadka oo ay Hormuud u aheyd Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Fawziya  Abiikar Nuur, islamarkaana ay wehlinayeen Xildhibaanno, Qaar kamid ah Agaasimayaasha xarumaha Caafimaadka ee Muqdisho, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Gobalka Banaadir iyo Dowladda Soomaaliya  ayaa garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde kusoo dhaweeyay  Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Martiine Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed, Jalaaludiin.

Dr-Jalaaludiin ayaa waxa uu muddo 4-bilood ah ku maqnaa dalka dibaddiisa, halkaas oo uu ku galay xaalad Caafimaad kadib markii uu mid kamid ah Kelyihiisii ugu deeqay walaakiisa, wuxuuna isla maantaba booqday Isbitaalka Martiine, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Dhakhaatiirta safka hore kaga jira dagaalka Coronavirus.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo guddi u magacaabay kasoo talabixinta Amniga Magaalooyinka puntland

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dar-dargelinta howlaha horyaalla Wasaaradda

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dar-dargelinta howlaha horyaalla Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dar-dargelinta howlaha horyaalla Wasaaradda

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In