Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bakistaan iyo Ciraaq oo u kala dab-qaadaya Sacuudiga & Iiran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Bakistaan iyo Ciraaq oo u kala dab-qaadaya Sacuudiga & Iiran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sacuudi Carabiya iyo Iiraan ayaa u muuqda in ay qaadayaan qaaday tallabooyin dibolomaasi oo xal loogu raadinaayo xiisadaha ka jira Bariga Dhexe,ka dib kolkii dowladda Riyadh ay weydiisatay Ciraaq iyo Pakistan inay ka shaqeeyaan isu soo dhoweynta labadaasi dal.

Warbixin maalinimadii shalay ay soo saartay wargayska The Times ayaa lagu sheegay in dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mohammed bin Salman (MBS) uu ka codsaday hogaamiyaasha Ciraaq iyo Pakistan in ay soo fara galiyaan xiisadda u dhexeysa labada dal,gaar ahaan weeraradii lagu qaaday xarumaha shidaalka Sacuudiga bishi Sebtembe 14-kii .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dowladda Sacuudiga ayaa u sheegtay Wargeyska Times in Baqdaad iyo Islamabad ay u soo jeediyeen wadahadal dhexdhexaadin ah, laakiin waxay beeniyeen in tallaabadaasi ay ku timid dalabka dhaxal sugaha.

Xukuumadda Tehraan ayaa dhankeeda sheegtay in ay diyaar u tahay isla markaana ay u furan tahay wadahadal ay la yeeshaan dowladda Riyadh.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka "Sawirro".

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In