Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bakool: Labo ka tirsan Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidamada Qalabka Sida

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labo dhaqarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool.

Maxamed Ibraahim Maxamed Nuur oo Magaciisa afgarashada khwaarijta loogu yeero (Siid Cali) oo 22 jir ah iyo Aadan Isaak Aadan oo 21 jir ah oo labadoodaba ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab mudo shan sano ah aaminsanaa fikirka khawaarijka ayaa ku sheegey sababta ay uga soo baxeen in ay tahay Diin la’aan, waqti lumis iyo cida loo shaqeynayo oo aan la ogeyn.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Labadaan dhaqarqabe waxay ka tirsanaayeen maleeshiyada duurgalka loo yaqaano kuwaas oo loo adeegsado dhaqarta iyo bur burka loo geysto shacabka Soomaaliyeed, waxay dalbadeen in sida dowladda Soomaaliya cafiska ugu fidisay maleeshiyaadka ka soo goosaneysa Khawaarijta, ay shacabkana ka dalbanayaan cafis, si ay bulshadooda uga mid noqdaan.

Previous Post

Golaha Wasiirada oo shir degdeg ah la isugu yeeray Maalinta Berri ah

Next Post

Taliyaha CXD oo kormeeray qeybo ka mid ah Farumaha Dagaalka

Next Post
Taliyaha CXD oo kormeeray qeybo ka mid ah Farumaha Dagaalka

Taliyaha CXD oo kormeeray qeybo ka mid ah Farumaha Dagaalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In