Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Banaadir oo Barbaro Gashay iyo Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Banaadir oo Barbaro Gashay iyo Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha Banaadir iyo Heegan ayaa ku kala baxay 1-1 kulankii 11-aad ee horyaalka premier Somalia

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan ayaa waxaa qaybtii hore lagu kala nastay 0-0 balse qaybtii danbe markii dib la isugu soo laabtay ayaa hogaanka ciyaarta waxaa qabatay Heegan oo hal kulan ka adkaatay Banaadir sagaalkii kulan ee ugu danbeyay oo ay la ciyaartay kooxda ka dhisan warta nabada ex wardhiigley.

Labada kooxod ayaa waxaa u dhexeyay hal dhibic oo quraa oo ay sareysay kooxda Banaadir hase yeeshe Heegan ayaa dooneysay in booska sadexaad ay ka gasho kooxda Banaadir balse waa arintaasi diiday Marcel Odiamo oo weerarka ugu ciyaara kooxdaasi kaasi oo ka dhaliyay gool bulusyoon ahaa uu ka soo tuuray meel qayaastii aad ugu fogeyd goosha Heegan daqiiqadii 92-aad ee dhamaadka ciyaarta.

Banaadir ayaa fursad u heshay kadib markii dhaawac garoonka looga saaray goolhaye Mustaf oo qaranka goosha u waardiyeeyo waxaana dhaawaca uu ku Mustaf qasaray ugu yaraan Todobo daqiiqo oo waqtigii ciyaarta loogu tala galay ahaa.

Waqtiga lumay awgii ayeey garsoorayaasha ciyaarta dhex dhexadinayay ay ku dareen sagaal daqiiqo oo dheeri ah taasi oo ay ula jeedan waqtigii lumay dhawacii goolhaye Mustafa iyo kii loogu tala galay ee dheeriga ahaa waxaana Banaadir oo gool lagu lahaa kana faa.ideysanaysa sagaalka daqiiqo ay qaaday weerar aanan kala go,o lahayd labadii daqiiqo ee ugu horeysay ayeeyna heshay goolkii barbaraha ahaa guud ahaana ciyaarii waxay ku soo idlaatay 1-1 waxaana dib ay u xuseen kulankii wareegi hore oo labada kooxod ay kula baxeen natiijo sidaan oo kale ah.

Kooxaha Banaadir iyo Heegan ayaa inta badan looga bartay kulamadooda barbaro ayadoo tobankii kulan ee ugu danbeyay lix ka mid ah waxay ku kala tageen barbaro lixda barbaro oo ay galeen labadaan kooxod tobankii kulan ee ugu danbeeyay ayaa ah in ay ku kala tagaan sadex ka mid ah 1-1 halka sadexda kale ay ku dhameysteen goolal la,aan.

Kooxda Banaadir ma dhicin in ay adkaato afar kulan oo is xigta tan iyo markii uu bilowday horyaalka soomaaliya waxaana mar walba oo ay adkaato sadex kulan oo xiriir waxay la kulmaysay kooxda wadada u gasho oo ka adkaata ama barbaro ku celisa taasi ayaana sidoo kale galabta dhacday Kala horeynta horyaalka kaalimaha sadexaad iyo afaraad oo ay ku kala jireen labada kooxod waxba iskama badalin.

Heegan kulan soo socda waxay la ciyaari doonta kooxda Madbacadda oo berito la ciyaari doonto kooxda Horseed halka kooxda Banaadir ay la ciyaari doonta kooxda Waxool oo guuldaro kala soo kulantay kooxda Dekadaha.

                          KALA HOREYNTA HORYAALKA SOOMAALIYA

Previous Post

Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha XFS oo daah furtay mashruuca hormarinta iyo tayeynta Ciyaaraha Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In