Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

BANAADIR SC OO GUUL GAARTAY.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
BANAADIR SC OO GUUL GAARTAY.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Banaadir Sc ayaa adkaatay Kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka kooxaha Jamacada Carabta oo Soomaaliya qayb ay ka tahay, Kulanka oo ahaa mid xiiso badan ayeey banaadir waxay la ciyaartay Kooxda Ngazi Sport oo ka dhisan dalka Comoros.
Kulankaan ayaa ka dhacay garoonka Guuled oo u matalaya Banaadir gurigeeda, ciyaarta oo dardar xiiso ku bilaabatay ayaa kooxda Banaadir durbaba waxay soo taabatay shabaqa Eenow ayaana u saxiixay gool-ka balse guud ahaan waxaa kulankii ku soo idlaaday 3-2 oo ay guusha ku raacday BanadirSc.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sadexda Gool ee kooxda Banaadir ayaa laba ka mid ah waxaa saxiixay Eenow halka gool-ka sadexaad uu saxiixay Khaliif oo qadka dhexe ugu ciyaara kooxda Banaadir.
Ciyaarta ayaa ahayd kulankii labaad oo ay ciyaareysay kooxda ka socota dalkeena Soomaaliya kadib markii kulankaan kii ka horeyay 2-2 ay la gashay kooxda Telecom Jabouti oo ka dhisan isla dalka Djabouti kulankii labaad oo ay ciyaartay Banaadir ayaa soo idlaaday dhowaan waxaana natiijada guud ahaan ay ku soo idlaatay BanadirSc 3-2 Ngazi Sport  oo ay guusha ku raacday kooxda Banaadir.

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wafdigii la socday “SAWIRRO”

Next Post

Wasirka Caddaladda Soomaaliya oo Sweden uga qeyb galay shir calami ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasirka Caddaladda Soomaaliya oo Sweden uga qeyb galay shir calami ah “SAWIRRO”

Wasirka Caddaladda Soomaaliya oo Sweden uga qeyb galay shir calami ah "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In