Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Banaanbax Looga soo horjeedo Rabshadaha Jinsi Naceybka ah oo lagu qabtay Johanesburg “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Banaanbax Looga soo horjeedo Rabshadaha Jinsi Naceybka ah oo lagu qabtay Johanesburg “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Gauteng ee dalka koofur Africa iyo ururada ka shaqeeya arimaha bulshada ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Johanesburg, ย waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jiray shacabka South Africa iyo guud ahaan dadka ajaanibta ah ee ku nool dalka koouf africa.
Banaan baxayaasha ayaa socod kusoo maray wadooyinka magaalada Xarunta ganacsiga Johanesburg iyo qaar ka mid ah xaafadaha ay ka dhaceen rabshadaha ajnabi naceybka ahaa ee todobaadkii lasoo dhaaftay ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka koofur africa isla markaana ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa todobo ruux kumanaan qoys na ay ku barakaceen.
Waxaa banaan baxayaasha hor kacayay gudoomiyaha gobolka Gauteng David Makhura iyo qaar ka mid ah madax diimeed yada ka jira dalka koofur africa waxaana dadka ay wateen boorar lagu soo qoray erayo lagu muujinayay in shacabka koofur africa aysan raali ka wada aheyn dhibaatada la gaarsiiyay dadka ajaanibta ah gaar ahaana kuwa kasoo jeeda qaarada africa.
Waxaa sido kale banaan baxayaasha ay ku heesayeen heeso guubaabo ah oo lagu cabirayay dareenka dadka ajaanibta ah midnimada iyo wadajir ka iyo sido kale in shacabka africa ay yihiin hal shacab oo kali ah oo wax u dhaxeeya aysan jirin.
wadooyinka waxaa aad usoo buux dhaafiyay kumanaan shacabka ah oo daawanayay socodka nabada oo ay sameynayeen shacabka south africa iyo dadka ajaanibta a waxaa wadooyinka taagnaa ciidamo police ah oo aad u ilaalinayay amaanka.
Ugu dambeyntii waxaaa ay banaan baxayaasha isugu soo aruureen barxada weyn ee xaafada Newtown ee gudaha magaalada Johanesburg waxaana halkaasi kula hadlay madaxdii kala duwana ee ka socday dowlada koofur africa iyo ururada xaquuqda aadanaha waxaana ay sheekeen in ay aad uga xun yihiin dhibaatadii ka dhacday deegaanka Darbun ee dalka koofur africa banaan baxyadana ay sii wadi doonaan isla markaana ay ka shaqeyn doonaan isdhaxgalka bulshooyinka ajaanibta ah iyo shacabka South africa.
unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (13) unnamed

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In