Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig dhaqameed lagu qabtay degmada Hodan {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bandhig dhaqameed lagu qabtay degmada Hodan {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhigaan oo lagu qabtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo qaybaha bulshada waxaana uu ahaa mid ka kooban heeso, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka iyo tartamo kale  waxaana uu bandhigaani qayb ka ahaa soo nooleynta farshaxanka ,dhaqanka iyo hidaha ,

Bandhigu waxaa uu qayb ka yahay soo nooleynta hidaha iyo dhaqanka barnaamijyo ku saabsan oo wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya ay dhawaanahaanba ka waday gobolka Banaadir iyo labada Shabeelle iyadoo uga go leh in la muujiyo nabada ka jirta dalkeena iyo in dhalintu is dhex gal sameeyaan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚

July 18, 2026
Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026

Kooxaha Ifiye Band iyo Hodan Band ayaa soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka Ummadda Soomaaliyeed iyo heeso guugabin ah kuwaasi oo dhalinyarada loogu sheegayo in ay ka qayb galaan hormarka iyo in ay ilaaliyaan dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha degmada Hodan Xaawa kiin Maxamuud Cali oo goob joog ahayd bandhiga ayaa waxaa ay bogaadisay barnaamijkaan wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ay wado ee bulshada lagu wacyi galinayo laguna tusayo nabada dalka ka jirta waxaana ay u hambalyeysay labada kooxood ciyaar wanaagga ay soo bandhigeen .

 

DSC01610  DSC01612 DSC01613 DSC01614 DSC01615  DSC01617 DSC01618 DSC01619 DSC01620  DSC01622 DSC01623 DSC01624 DSC01625 DSC01626  DSC01628  DSC01630 DSC01631 DSC01632 DSC01633 DSC01634  DSC01636     DSC01642 DSC01643 DSC01644 DSC01645 DSC01646 DSC01647 DSC01648 DSC01649 DSC01650 DSC01652 DSC01653 DSC01654  DSC01656 DSC01657       DSC01666   DSC01669 DSC01670 DSC01671 DSC01672 DSC01673 DSC01674 DSC01675 DSC01676 DSC01677 DSC01678 DSC01679 DSC01680 DSC01681 DSC01682  DSC01684 DSC01685 DSC01686 DSC01687 DSC01688 DSC01689  DSC01691   DSC01694 DSC01695  DSC01698   DSC01706 DSC01707 DSC01708 DSC01709 DSC01716 DSC01717 DSC01718 DSC01719 DSC01720 DSC01721 DSC01722 DSC01723 DSC01724 DSC01725 DSC01726 DSC01727 DSC01728 DSC01729 DSC01730 DSC01731 DSC01732 DSC01733 DSC01734 DSC01735 DSC01736  DSC01738 DSC01739 DSC01740  DSC01742 DSC01743  DSC01745 DSC01746    DSC01750 DSC01751   DSC01754 DSC01755       DSC01762 DSC01763           DSC01775 DSC01776 DSC01777 DSC01778 DSC01779 DSC01780 DSC01781  DSC01820    DSC01824

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚

July 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo...

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ka digtay hurinta colaadaha

July 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa xaaladaha la xiriira falalka hurinta colaadaha,...

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

July 18, 2026
0

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In