Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo kubadda Koleyga ah islamarkaana u dhaxeysay Degmooyinka H/wadaag iyo Yaaqshiid  lagu qabtay Garoonka kubadda koleyga ah  Wiish  ee Degmada C/casiis.

Waxaana Ciyaar kubadda koleyga ah wada ciyaaray Degmooyinka H/wadaag iyo Yaaqshiid, waana ciyaartii Labaad oo ay isku arkaan Degmooyinka H/wadaag iyo Yaaqshiid,  waxaana 36-dhibcood  guushu ay ku raacday  Degmada H/wadaag halka degmada Yaaqshiid ay la timid 11-dhibcood iyadoo horay u soo wada Ciyaareen Degmada Shibis oo ka adkaatay Degmadda Hodon.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Bandhigani ayaa waxaa daawashadiisa ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeenadda GOS,Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee K.Koleyga iyo Dadweyne u soo daawasho tagay Ciyaarta.

Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa waxaa isugu soo haray Degmooyinka Shibis iyo H/wadaag oo wada ciyaari doona 24.05.2015.

Bandhigani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Soomaaliya ayaa looga gonleeyahay isdhexgalka Dhalinyarada oo ay u noqo fursad ay ku bedeli karaan waxyaabaha aan Faa’iidada u laheyn, waxaana Degmadii ku guuleysata tartanka ay hanan doontaa koob loogu talo galay soo nooleynta bandhiga farshaxanka,dhaqanka,iyo ciyaaraha.

DSC00676 DSC00677 DSC00678 DSC00680 DSC00681 DSC00682 DSC00683 DSC00684 DSC00685 DSC00686 DSC00687 DSC00688 DSC00689 DSC00690 DSC00691 DSC00692 DSC00693 DSC00694 DSC00695 DSC00696 DSC00697 DSC00698 DSC00699 DSC00700 DSC00701 DSC00703 DSC00704 DSC00705 DSC00706 DSC00707 DSC00708 DSC00710 DSC00711 DSC00712 DSC00713 DSC00714 DSC00715 DSC00716 DSC00717 DSC00718 DSC00719 DSC00720 DSC00721 DSC00723

Previous Post

Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”

Next Post

Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Next Post
Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Dood Cilmiyeed ku saabsan shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In