Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhigga soo nooleynta farshaxanka iyo dhaqanka oo maalmahan ka socday gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay garoonka kubadda Kolayga Wiish ee magaalada Muqdisho.

Bandhigan ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska taasoo qayb ka ah soo nooleynta Farshaxanka iyo dhaqanka oo maalmahaan ka socday Magaladda Muqdisho,.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Waxaa ka qaybgalay bandhigga dhinyaro ku tartameysay Farshaxanka, ,heesaha ciyaaraha iyo sheekooyinka kuwaasoo ka kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Koxda Tigwaandowga ee X.S.T ayaa soo banadhigtay Ciyaar Karatee iyo Tigwaandoo ay dadku aad u jecleysteen,Kooxda Fankaloorka ee Hobalada Qaranka ee waaberi iyo Kooxda Banaadir Band ayaa Ciyaaraha Hiddaha iyo dhaqanka iyo Dab ismariska iyo Heeso  ka tarjumaayo Dhaqanka ku soo bandhigay madasha..

Gudoomiyaha Degmada C/siis Cusmaan Muxyadiin Cali ayaa ka mahadceliyey bandhigaan oo dhalinta lagu baraayo dhaqankooda suubban, wuxuuna ku amaanay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dadaalka ay ugu jirto soo nooleynta dhaqanka faca weyn ee Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska C/llaahi Colaad Rooble oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradda  ay ka go’antahay la dagaallanka dhaqamada shisheeye ee xun xun,  isagoo kula dar daarmay dhallinyarada Soomaaliyeed iney bartaan dhaqankooda suubban kuna faanaan,, waxuuna hoosta ka xariiqay in wasaaraddu ay dadaal dheeraad ah ku bixin doonto arrintaasi la xiriirta soo nooleynta dhaqanka.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyada iyo Sportiga Mudane Maxamed C/llahi Xasan Nuux oo isagana ka hadlay Bandhigga ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay ka go’an tahay  la dagaallanka  waxyaabaha Xun ee liddiga ku ah dhaqankeena Soomaaliyeed, wuxuuna aad u amaanay dhalinyaradii ka qeybgashay bandhiggan.

Bandhigaan ayaa waxaa uu socon doonaa muddo Afar bilood ah, waxeeyna Dawladda Soomaaliyeed uga golleedaha dib u soo nooleynta dhaqanka iyo Hiddahii Ummadda Soomaa

lDSC00633 DSC00627 DSC00626 DSC00603 DSC00602 DSC00595 DSC00594 DSC00593 DSC00573 DSC00532 DSC00531 DSC00526 DSC00525 DSC00524 DSC00523 DSC00522 DSC00521 DSC00519 DSC00518 DSC00517 DSC00516 DSC00514 DSC00506 DSC00505 DSC00502 DSC00497 DSC00496 DSC00494 DSC00493 DSC00492 DSC00491 DSC00489 DSC00487 DSC00475 DSC00471 DSC00470 DSC00469 DSC00468 DSC00462 DSC00461 DSC00460 DSC00459 DSC00458 DSC00457 DSC00456 DSC00455 DSC00454 DSC00453 DSC00452 DSC00451 DSC00450 DSC00446 DSC00445 DSC00444 DSC00443 DSC00442 DSC00438 DSC00437 DSC00435 DSC00431 DSC00429 DSC00428 DSC00427 DSC00425 DSC00422 DSC00421 DSC00410 DSC00409 DSC00408 DSC00404 DSC00403 DSC00402 DSC00401 DSC00400 DSC00399 DSC00398 DSC00397 DSC00396 DSC00395 DSC00394 DSC00393 DSC00392 DSC00391 DSC00390 DSC00388 DSC00387 DSC00427

Sawir Qaade C.laahi Muxuyadiin Codka.

 

 

 

 

 

Previous Post

Golaha Wasiirada oo maanta go’aanno cad cad ka soo saaray shirkadaha dhex daggan xayndaabka garoonka diyaaradaha Aden Cadde

Next Post

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday +Sawirro

Next Post
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday  +Sawirro

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday +Sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In