Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandoow Caawa ka dhaqan-geliya deegaanada Hirshabeelle

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bandoow Caawa ka dhaqan-geliya deegaanada Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka  Hirshabeelle Xilibaan  Maxamed  Cabdiraxmaan Kheyre  oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in caawa  Salaada Cisho  wixi ka dambeeya Deegaanada Hirshabeelle  uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona ilaa Salaada Subax kaaso oo looga golleeyahay  ka hortaga Cudurka Covid19 oo Bulshada ku nool Jowhar iyo deegaanada kale baqdin weyn looga qabo ka dib Geeridiii Allah u naxariistee Xilibaan Khaliif Muumin Tooxow

Laamaha Amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay  dhaqan galiyaan amarada lagu soo rogay Deegaanada Hirshabeelle

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Dhanka kale Wasiirka ayaa masuuliyiinta 2 da gobal ugu baaqay inay ka qey qaataan  la dagaalanka qaadka oo si qarsoodi ah loosoo galiyo qeybo ka mid ah Hirhabeelle

Maamulka Hirshabeelle ayaa kor dhiyay wacyi galinta  Bulshada si Dadka ku nool Dowlad-goboleedka  Hirshabeelle ay u noqdaan kuwa ka bad qaba Covid19

Previous Post

Xuduuda Gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya oo si aad ah loo adkeeyay Cudurka Covid-19 awgiis

Next Post

Wasiiru-Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Maanta Xilkiisa loo dhaariyay

Next Post
Wasiiru-Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Maanta Xilkiisa loo dhaariyay

Wasiiru-Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Maanta Xilkiisa loo dhaariyay

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In