Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo Doolar

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo Doolar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka sare ee Bangiga aduunya ayaa ansixiyay 40 Milyan oo doolar oo lagu taageerayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Soomaaliyeed ee uu sameeyay Ayaxa.

Lacagtan oo qeyb ka ah mashruuc balaaran oo Bangiga aduunku ku taageerayo wadamada Afrika iyo Bariga dhexe ee uu sameeyay Ayaxa ayaa la soo marinaya hey’adda horumarinta caalamiga,

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Kacaanka Ayaxa Soomaaliya waxa uu saameeyay 2.6 milyan oo qof i oo ku nool 43 degmo oo ka mid ah gobolada Soomaaliya. Beeralayda Soomaaliya waa lafdhabarta dhaqaalaha ku tiirsan yahay 75%

‘’ Ayaxu waxaa uu baabi’iyay dalagyadii beeraha, waxaa abuuray xaalad bani aadamnimo, waxa uu sababay yaraashada cunida la heli karoo o dhaliyay oo hoos u dhac dhaqaale’’ sidaas waxaa yiri Agaasimaha Bangiga aduunka ee Soomaaliya Felipo Jeremilo.

Agaasimaha Bangiga aduunka ee Soomaaliya ayaa intaa ku daray in ay taageerayaan Soomaaliya iyada oo loo marayo mashruuca baxnaana ee taageerida danyarta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle eyaa maamulka sare Bangiga aduunka mahad celiyay ansixinta 40 milyan ee doolar oo lagu taageerayo ka jawaabida saameynta Ayaxa ee nolosha dadka Soomaaliyeed eek u tiirsanaa dalagyada beeraha.

Tags: Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo doolar oo looga talagalay wax ka qabashada saameynta Ayaxa.
Previous Post

Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka oo Xariga ka jaaray Dhowr Xarumo Dowladeed oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Next Post

Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Aqalka sare iyo Golaha Shacabka+Sawirro

Next Post
Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Aqalka sare iyo Golaha Shacabka+Sawirro

Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Aqalka sare iyo Golaha Shacabka+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In