Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbaxayaal Israa’iiliyiin ah oo dalbanaya in uu is casilo Netanyahu

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Bannaanbaxayaal Israa’iiliyiin ah oo dalbanaya in uu is casilo Netanyahu
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan shacab reer israa’iil ah ayaa dhowr magaalo ee dalkaasi ah ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi  Benyamin Netanyahu..

Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, arinkaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii dalkaasi uu ka dhaqan galay khafiifinta xakamaynta Covid19.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

banaanbaxyaasha intooda badan ayaa isugu soo baxay magaalada Qudus iyo goobo kale iyagoo dalbanaya inuu is casilo Netanyahu.

Booliiska ayaa ku xiray Qudus todobo qof oo ka mid ah taageerayaasha Netanyahu,kuwaasi oo lagu tuhmay falal ka dhan ah bannaanbaxayaasha.

Bannaanbaxyada ugu waawayn ayaa ka dhacay, xarunta Ra’iisal wasaare Netanyahu ka daggan yahay Qudus.

Sidoo kale magaalooyinka Tal-aviv, Xayfa, iyo Qaysariya, ayaa waxaa isugu soo baxay dadwayne farabadan oo ka soo horjeeda Natanyahu.

Wargayska afka dheer Haaretz ee ka soo baxa Isra’iil ayaa sheegay in muddo bil ah ay kumannaan shacabka dalkaasi ay ka dhigayeen bannaanbaxyo dalka qaybihiisa kala duwan, waxayna kaga soo horjeedaan Netanyahu iyo xukuumaddiisa, iyagoo ku eedaynaya maamul xumo iyo sida aan wanaagsanayn ay ula tacaaleen Corona Virus.

Previous Post

Shirka wasiirrada arrimaha dibadda ururka Iskaashiga Islaamka oo lasoo gabogabeeyay

Next Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qeyb galay shirweynaha golaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Next Post
Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qeyb galay shirweynaha golaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qeyb galay shirweynaha golaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In