Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barakacayaasha Garasbaaley oo deeq la gaarsiiyey+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Barakacayaasha Garasbaaley oo deeq la gaarsiiyey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xerooyinka barakayaasha ee ku yaaala deegeanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir oo ay ku jiraan dad kasoo barakacay abaarta ka jirta meel ka mid gobolada dalka ayaa masuuliyin ay horkacayso xildhibaaan Canab Xasan Cilmi iyo dhalinyaro Soomaaliyeed waxa ay deeq baco ah gaarsiiyeen dadka danta yar ee ku jira kaamamka deegeenka Garasbaaley.

Dhinace kale waxaay deeq dawo iyo qalab Isporti ay gaarsiiyeen xarunta agoonta ciidanka Booliska oo ay ku jiraan caruur agoon ah oo halkaasi lagu daryeelo.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Ugu horay C/fataax faysal Xuseen oo ku hadlayay magaca dhalinyarada ayaa sheegay in dowladnimada lagu gaari karo in gacmaha lays qabsado islamarkaan daruufo ay ka jiraan wali dalka.

Jeneral Cali xirsi Bare Cali Gaab oo ah hogaanka xarunta agoonta ciidanka booliska ayaa ka mahadceliyay booqashada iyo agabka lagu wareejiyay caruuurta agoonta ah.

Xilibaan Canab Xasan Celmi oo ka tirsan golaha shacab ee barlamanka Soomaaliya oo horkaceysay dhalinyarada ayaa sheegtay fikirka ah daryeelka dadka danyarta ah iyo xanaaneynta caruurta ay geeriyoodeen ciidanka booliska uu leeyahay madaxweynha Soomaaliya.

Previous Post

Uqeybsanaaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya  ee Pakistan oo ka qeyb galay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

The February 8, 2017 Story: Achievements and Milestones

Next Post
The February 8, 2017 Story: Achievements and Milestones

The February 8, 2017 Story: Achievements and Milestones

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In