Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo Ka Adkaatay Kooxda Atletico Madrid “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo Ka Adkaatay Kooxda Atletico Madrid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 3-1 uga badisay kooxda Atletico Madrid.

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa inta aysan ciyaarta bilaaban waxaa la siiyay abaal marin uu ku muteystay in uu jabiyay rikoorkii gool dhalinta ee u yaalay horyaalka Spain.
Messi

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Gudoomiyaha kooxda Barcelona Jose Maria Bartomeu iyo guddoomiyaha kooxda Atletico Enrique Cerezo ayaa soo qaatay hal ku dhigyo ay ku garab istaagayaan dadkii arbacadii lagu dilay xarunta wargeyska ee Charlie Hebdo ee dalka faransiiska.
cahrlei

Kooxda Barcelona ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 12-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryaha Neymar.
Ney celee

Neym celee

Neymar celeeNayma celee

Ciyaaryahan Luis Suarez ayaa daqiiqadii 35-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay u dhaliyay kooxda Barcelona,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Suarez celee

Suarez celeeeee

Surez celee

Ciyaaryahan Mario Mandzukic ayaa bilowgii qeybtii labaad gool rigoore ah u dhaliyay kooxda Atletico Madrid.
Lionel penPenMario pen
Mario celee

Mario celeeee

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad ee quusinta u dhaliyay kooxda Barcelona.
Messi celeeLuis Coch

Ciyaartoyda labada kooxood ayaa dhowr jeer gacanta iskula tegay,iyadoo garsooraha uu bixiyay dhowr kaar oo digniin ah.
cri

cyttht

Kooxda Barcelona ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka Spain ee La Liga,waxana ay leedahay 41-dhibcood,halka kooxda Atletico Madrid ay horyaalka Spain uga jirto kaalinta sedaxaad,iyadoo leh 38-dhibcood.

Previous Post

Juventus oo Ka Adkaatay Kooxda Napoli

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada “Dhageyso”

Next Post
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada “Dhageyso”

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada "Dhageyso"

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In