Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo Koobka Champions League-ga Ka Reebtay Man City iyo Juventus oo Soo Baxday “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo Koobka Champions League-ga Ka Reebtay Man City iyo Juventus oo Soo Baxday “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Camp Nou 1-0 uga badisay kooxda Manchester City.

Kooxda Barcelona ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 31-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Ivan Rakitic,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ra gool Rak goolR goolgool celeceleR celeRa celeesadcelee

Gool-hayaha kooxda Barcelona Marc-André ter Stegen ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta rigoore ka qabtay ciyaaryahan Sergio Aguero.

Ser penPen savecele

Kooxda Barcelona ayaa isku celcelis ahaan ku soo baxday 3-1.

Kooxda Manchester City ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee ingiriis ah oo ka harta koobka Champions League-ga,waxaana horey uga soo haray kooxaha Liverpool Chelsea iyo Arsenal oo xalay hartay.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa waxaa garoonkeeda Signal Iduna Park 0-3 uga badiyay kooxda Juventus.

Kooxda Juventus ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sedaxaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Carlos Tevez,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

T golTe goolTe celeTev cele Teve celesad

Ciyaaryahan Alvaro Morata ayaa daqiiqadii 70-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Juventus.

Al gool Alv cele Alva cele

Ciyaaryahan Carlos Tevez ayaa daqiiqadii 79-aad goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Juventus waxana uu ahaa goolkiisii labaad ee ciyaarta.

Te gool 2celeTe cele 2Ju cele

Kooxda Juventus ayaa isku cecelis ahaan 5-1 ugu soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Kooxaha u soo baxay quarter finalka koobka Champions League-ga ayaa waxa ay kala yihiin Real Madrid,Barcelona,Juventus,Monaco,FC Porto, Bayern Munich , Paris Saint Germain iyo Atletico Madrid.

Isku aadka kooxaha u soo baxay quarter Finalka koobka Champions League-ga ayaa waxaa la sameyn doonaa maalinta jimcaha soo socota.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Next Post
Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In