Saturday, July 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo Markii Shanaad Ku Guuleysatay Koobka Champions League-ga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo Markii Shanaad Ku Guuleysatay Koobka Champions League-ga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Barcelona oo ka socotay dalka Spain ayaa markii shanaad ku guuleysatay koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ee sanadka 2015-ka,ka dib markii ay 3-1 uga badisay kooxda Juventus oo ka socotay dalka talyaaniga.

Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa waxaa garsoorayay Cuneyt Cakir oo u dhashay dalka Turkey.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Barcelona ayaa goolka la hor martay,waxana daqiiqadii afaraad ee bilowgii ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Ivan Rakitic,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ivan gol ivan goolivan cele ivan celee ivan celeeeivaan cele ivaan celee

Kooxda Juventus ayaa waxaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool bareejo ah u dhaliyay ciyaaryahan Alvaro Morata.

Mor gool Mora golAlv cele

Ciyaaryahan Luis Suarez ayaa daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda Barcelona.

Sua gool suaa celeSua celecele

Ciyaaryahan Xavi Hernandez ayaa bedel ku soo galay ciyaarta,isagoo saftay kulankiisii 151-aad ee koobka Champions League-ga,taasi oo ah rikoor cusub oo uu dhigay.

Xavicele

Kooxda Juventus oo raadineyso gool bareejo ah ayaa waxaa dhamaadkii ciyaarta quusiyay oo gool sedaxaad ka dhaliyay ciyaaryahan Neymar.

cileeeneyneycilee

Waa koobkii sedaxaad oo ay sanadkan ku guuleysato kooxda Barcelona oo uu hogaamiyo macalin Luis Enrique,iyadoo horey ugu soo guuleysatay horyaalka dalka Spain ee La Liga iyo koobka boqortooyada ee Copa Del Rey.

celeecalee celee cileeccc cele cileecalee celee celeee cilee

Kooxda Barcelona ayaa horey koobkan Champions League-ga ugu soo guuleysatay sanadihii 1992,2006,2009 iyo 2011-kii.

Kooxda Juventus ayaa dhankeeda raadineysay in ay sanadkan ku guuleysato koobkeedii sedaxaad,iyadoo horey ugu soo guuleysatay horyaalka talyaaniga ee Serie A-da iyo koobka Coppa italia.

saas sad

sadju

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka 06 06 2015

Next Post

Akhriso sida loogu kala Guuleystay Koobka Champions League-ga ilaa Markii La Bilaabay sanadkii 1955-tii

Next Post
Akhriso sida loogu kala Guuleystay Koobka Champions League-ga ilaa Markii La Bilaabay sanadkii 1955-tii

Akhriso sida loogu kala Guuleystay Koobka Champions League-ga ilaa Markii La Bilaabay sanadkii 1955-tii

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada xafladda Caleema-saarka

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada xafladda Caleema-saarka

July 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay munaasabadda maalinta xorriyaddiisa

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay munaasabadda maalinta xorriyaddiisa

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:Munaasabadda sanad guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

July 4, 2026
0

RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In