Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo u Soo Baxday Semi-Finalka Copa Del Rey “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo u Soo Baxday Semi-Finalka Copa Del Rey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Copa Del Rey,ka dib markii lugtii labaad ay 3-2 uga badiyay kooxda Atletico Madrid oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Vicente Calderon.

Kooxda Barcelona ayaa lugtii koowaad garoonkeeda Camp Nou 1-0 uga soo badisay kooxda Atletico Madrid.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Atletico Madrid ayaa goolka la hor martay,waxaan daqiiqadii koowaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Fernando Torres.
Tores goolTo celeTorres celeT CeleToress

Ciyaaryahan Neymar ayaa daqiiqadii sagaalaad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Barcelona.
Neymar gol 1Ney cele 1
Neym cele 2

Kooxda Atletico Madrid ayaa rajo soo yeelatay ka dib markii daqiiqadii 30-aad ee ciyaarta uu rigoore muran dhalisay uu u dhaliyay ciyaaryahan Raul Garcia.
Raul pen

Raul penaRaul cele

Waxaa sii xumaatay rajadii kooxda Atletico Madrid,ka dib markii ciyaaryahan Miranda uu daqiiqadii 38-aad ee ciyaarta si qalad ah isaga dhaliyay gool,taasi oo ciyaarta ka dhigtay 2-2.

Ciyaaryahan Neymar ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool sedaxaad oo niyad ka jabiyay kooxda Atletico Madrid u dhaliyay kooxda Barcelona,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ney goo 2celeeeeNeymar celee
celee

Dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa kooxda Atletico Madrid kaarka casaanka ah ka qaatay ciyaaryahan Gabi,taasi oo sii niyad jabisay kooxda Atletico Madrid.

Ciyaaryahan Mario Suarez ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Atletico Madrid.
Kooxda Barcelona ayaa isku celcelis ahaan 4-2 ugu soo baxay Semi-finalka koobka Copa Del Rey.

Previous Post

Chelsea iyo Tottenham oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Capital One “Sawirro”

Next Post

Kooxda Juventus oo Soo Baxday Semi-finalka Coppa Italia

Next Post
Kooxda Juventus oo Soo Baxday Semi-finalka Coppa Italia

Kooxda Juventus oo Soo Baxday Semi-finalka Coppa Italia

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In