Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka oo maanta ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2015-ka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada  Muqdisho mudaniyaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominaayay guddmooiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana warbixin laga dhegeystay guddiga Maaliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya oo gacanta ku haya Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maalliyadda Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddig Maalliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Suleymaan  Maxamed Sheekh Daahir oo kulanka Barlamaanka  ee maanta ka hadlay ayaa sheegay in guddiga uu wax ka bedel ku sameeyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2015-ka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Maalliyada ayaa sidoo kale sheegay in daraasad iyo dib u eegis ku sameeyeen Miisaaniyadda,isagoo intaa ku daray in diyaarinta Miisaaniyadda ay u baahan tahay in  waqti dheer si looga baaran dego wax kasta oo ku jira Miisaaniyadda.

Intaas ka dib qaar kamid ah Mudaniyaasha golaha shacabka ayaa fikirkooda ka dhiibtay Miisaaniyadda.

Mudane Mahad Cabdalla Cawad guddoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Soomaaliya oo kulanka maanta shir guddoominaayay ayaa gebgebadii kulanka sheegay in dooda Miisaaniyadda ay socon doonto ilaa  beri ah, isagoo intaa ku daray in Barlamaanka uu u yeeray Wasiirka Maalliyadda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas si wax looga weydiiyo Miisaaniyadda 2015-ka.

 

 

 

 

 

Previous Post

Qunsulka Soomaaliya ee Imaaraadka oo kulan la yeeshay Jalliyadda Soomaaliyeed”sawiro”

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In