Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka Somalia oo ka doodaya waqtiga golaha wasiirrada la ansixinayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka Somalia oo ka doodaya waqtiga golaha wasiirrada la ansixinayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka doodaya codsi uu u soo gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ku aaddan in dib loogu dhigo xiliga la horgeynayo golaha wasiirrada Barlamaanka.

Kulanka Mudaneyaasha Barlamaanka Somalia oo uu shir guddoonka ka yahay Afhayeenka Barlamaanka Federaalka Somalia, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, ayaa waxaa Codsiga Barlamaanka u Akhriyey guddoonka kaas oo ah in Ra’iisul wasaaraha Somalia oo codsanayo in dib loo dhigo waqtiga Barlamaanka golaha wasiirrada cusub la keeni lahaa oo ku aaddan 17-bishan, hasa yeeshee Ra’iisul wasaaruhu uu codsadey in 22-ka bishan loo gaarsiiyo waqtiga hor geynta Barlamaanka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Akhrinta guddoonka ee codsiga Ra’iisul wasaaraha kaddib ayaa mudaneyaasha Barlamaanka waxa ay kala dooranayaan in ay tixgeliyaan codsiga Ra’iisul wasaaraha iyo in go’aanka maalinta sabtiga lagu adkeysto si golaha wasiirrada codka Kalsoonid loogu qaadayo, Mudaneyaasha ayaana ka doodaya arrintaasi, si ay go’aan kama dambeyn ah laga gaaro arrintaan.

Previous Post

Ka Qeybgalayaasha Shirkii Ka Socday Rwanda Oo Booqanaya Meelaha Taariikhiga Ah Ee Dalkaasi

Next Post

Bad-maaxayaal tababar Muqdisho loogu soo gabagabeeyey

Next Post
Bad-maaxayaal tababar Muqdisho loogu soo gabagabeeyey

Bad-maaxayaal tababar Muqdisho loogu soo gabagabeeyey

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In