Xubnaha Barlamanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya oo tan iyo markii ay soo bexeen wararka Sheegaya Darbiga Dowladda Kenya ay doonayso in ay ka Samayso Xaddka ay la wadaagto Soomaaliya ayaa hadda sharci u baddalay qodobka la xiriira Darbiga Dowladda Kenya,
Waxaana Sharcigaan oo maanta mari doona aqrinta Koobaad uu gaari doonaa ilaa aqrinta 3 aad si kadib ay u meel mariyaan Barlamanka si sharci loogu baddalo.
Xildhibaan Maxโed Cumar Maxโuud oo ah Hab dhawraha Barlamanka Soomaaliya ayaa Radio Muqdisho uga waramay kulanka Barlamanka Soomaaliya ee Maanta.
Halkaan ka dhagayso.