Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Barlamanka oo ansixiyay ku talagalka miisaaniyadda dowladaa ee sanadka 2016-ka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Barnaamijyada, Keydka Sawirrada, Maqaallo, Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Baarlamanka oo ansixiyay qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka  ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Miisaniyadda dowladda  oo maanta barlamanaku ansixiyay oo ah 246 Milyan oo Dolarka Marayskan ah  ayaa  waxaa qeyb ka ah  qarasha lagu bixinayo  mushaaradka  ka  maqan  shaqalaha dowladda iyo ciidaamada qalabka  sida   ee sanadka 2015-ki,  waxaana sanadkaan  hal ku dhig looga dhigay miisaniyadda Qaranka  waa ku tiirsananta dhaqalaheena.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka  Maliyadda ee xukumadda Soomaaliya  oo hadalka ka jeediyey kulanka Barlanka ayaa  xusay in  anxisanta  misaniyadda dowladda ee Sanadka 2016-ka ay ku xiran tahay in Soomaaliya  laga cafiyo daymo lagu lahaa.

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee barlamaanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle  Cawad  oo kulanka barlamanka shirguddoominayey  ayaa  ku  dhawaaqay  natiijada codka  lagu meelmariyey  miisaniyadda dowladda ee sanadka 2016-ka.

Samaynta  miisaniyadda ay yeelato dowladda Federaalka  ayaa sahlaysa habka isla xisaabtanka  hufan ee hay’addaha kale duwan ee dowladda, taas oo horseedaysa  in dalkeenu   ka mid noqdo dalalka  ku horumaray hagaajinta maamulka wanaagga.

Previous Post

Madaxweynaha: “Ciidammada waa inay adkeeyaan ku dhaqanka anshaxa wanaagsan, dhowrista qawaaniinta, iskana fogeeyaan musuqmaasuqa’’ “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

Danjire Daahir Geelle oo la kulmay wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga

Next Post
Danjire Daahir Geelle oo la kulmay wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga

Danjire Daahir Geelle oo la kulmay wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In