Barnaamij gaar ah oo ku saabsan in bulshada ay fuliso baaqi Madaxweynaha Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ee aha In maalinta beri ah la oogo salaad roob doon ah, isla markaana bulshada ay sameeyaan isu soo bax ay kaga qeyb qaadanayaan Alle bari, si Alle Ummaddiisa uu uga dulqaado abaarta dalka ka jirta ee saameysay bulshada Soomaaliyeed.
Barmaamijka waxaa ka qeyb galaya culimaa’udiin ay ka midyihiin Sheekh Nuur Baruud Gurxan, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Maxamuud Sheekh Cabdibaari iyo Macalin Maxamed Cismaan
Halkan ka dhageyso Barnaamijka