Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Xukuumadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
March 13, 2017
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Xukuumadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto 2017-2020, kaddib Munaasabad Ka dhacday Magaalada Jowhar oo lagu dhaarinayay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Maalin ka hor ย la ansixiyay.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo munaasabadaasi khudbad ka jeedinayay ayaa si qoto dheer kaga hadlay qorshayaasha maamulkiisa uu doonayo in uu wax ka qabto islamarkaana ay ku shaqeeyaan Golaha wasiirada, isagoo sheegay in ay doonayaan Amniga deegaanada Hirshabeelle in ay sugaan islamarkaana ay u qidmeeyaan bulshada deegaanka.

Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo hadalqaaday in muhiim ay tahay in la dhiso ciidamo diyaarsan oo hanan kara amniga, kana hortagi kara falalka amniga lidiga ku ah, waxaana si taas loo helo ay ka shaqeyn doonaan sidii ay u heli lahaayeen ciidamdaasi tababar ku filan iyo agabka ay u baahanyihiin, waxaana dhinaca kale uu ka codsaday bulshada in ay la shaqeeyaan Maamulkani.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dagaal beeleedyada soo noq noqday uuna rajeynayo in golaha Wasiirada uu soo dhisay ay wax ka qabato.

Si loo hormariyo dowladnimada ayuu carabka ku adkeeyay in uu soo dhisayo heyโ€™adaha laf dhabarka u noqonaya maamulka sida Guddiga shaqaalaha rayidka, Xeer ilaaliyaha guud, Maxkamadda sare, Guddiga adeega garsoorka, Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Xoojinta heyโ€™adaha ammaanka, dhowaana ay ka shaqeyn doonaan heyโ€™adahaasi sidii loo dhisi lahaa.

โ€œWaan la xisaabtamaya Wasiirada aan ka soo dhalaalin xilalka loo magacaabay, misana aan fulin barnaamijka Xukuumadda ee afarta sano, Baarlamaanka Hirshabeelle oo aan ku aqaano xilkasnimo iyo waaya aragnimo waan ku boorinayaa in ay iyagana ay u shaqeeyaan dalkani misana ay horumariyaan bulshada ay matalaan” ayuu yiri Cosoble

Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbadiisa dheereyd ayaa Baarlamaanka Hirshabeelle kaga Mahadceliyay sida ay waqtiga ugu dareen soo dhisidda Xukuumadda iyo shaqooyinkii balaarnaa ay soo qabteen sida doorashada Xubnaha aqalka sare ku matala Dowladda dhexe.

Muaasabadda Lagu dhaarinayay Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe, Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Shekh Cismaan Bare iyo Labadiisa Ku xigeen, ย iyo Labada Gole ee Dowladda Hirshabeelle, waxaana Madaxweyne Ku xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay u jeediyeen Labada gole dar daaran ku aadan waajibaadka shaqo ee laga sugayo iyagoo ku ammaanay sida ay ugu shaqeynayaan bulshada.

ย 

Previous Post

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Abaaraha iyo in la oogo salaad roob doon ah “Dhageyso”

Next Post

Salaad Roob doon ah oo Maanta laga tukanaayo Muqdisho iyo Goboladda Dalka.

Next Post
Roobab xooglehย oo ka da,ay saakay magaalada Muqdisho

Salaad Roob doon ah oo Maanta laga tukanaayo Muqdisho iyo Goboladda Dalka.

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In