Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamij loogu magac daray (GO TO SCHOOL ) oo Ardayda Soomaalida ee wax barata dugsiyada iyo Jaamacadaha ku yaala magalada Johannesburg ayaa ku qabteen xaafadda Mayfair ay Soomaalida u badantahay.

Kulankan oo ahaa mid waalidiinta iyo kaso qeybgalayasha loogu faโ€™iideeynayay muhimada waxbrashada ay leedahay iyo sida ubadka loogu bar baarin lahaa in lagu toosiyo wadada uu jahliga ugu bixi lahaa ayaa waxa ka hadlaya goobta oo qudbada kala duwan oo dhamaantood ku qotomay dowrka waxbarasha iyo dhalanyarada Soomaaliyeed waxaana si weyn ugu hadlayย  Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Culimaโ€™udiin, ganacsato ,Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah ardayda iyo kaso qeybgalayasha.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Intii uu socday barnaamijkaan ayaa sidoo lagu soo bandhigay muuqaallo iyo sheekeeyin ka turjumaya dhibaatada jahliga iyo sida ugu fudud ee loogu bixi karo.

Dhinaca kale Waalidiintii iyo Ardaydii ka hadashay ayaa dhankooda waxbarashada ku tilmaamay inay tahay iftiinka nolosha qofka.

Ugu dambeyntii uqeybsanaha Hidaha iyo Waxbarashada Cabdi Xalane Xirsi oo ka hadlay madasha ayaa sheegay inay Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika in ka Safaarad ahaan ay diyaar u yihiin ka qeybgashada dhalaanka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani,waxa uu sidoo kale xusey in Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ku dadaashay xiriirka Jaamacadaha Koonfur Afrika, isagoo xusey in Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya qaarkoodย  ay heshiiyso dhinacayo badan la gashay shan Jaamacadood oo laga leeyahay Koonfur Afrika,

Koonfur Afrika Soomaalida ku dhaqan waxa ay u badanyiin dhalinyaro oo aan badankoodi ku mashquulsan ganacsiyo iyadoo ay ka mid tahay Koonfur Afrika ay waxbarashadooda heerkooda sareeysoย IMG_0048 IMG_0053 IMG_0073 IMG_0077 IMG_0080 IMG_0083 IMG_0084 IMG_0087 IMG_0123 IMG_0130 IMG_0131 IMG_0133

C/qaadir Axad,Warbaahinta Qaranka,Johannseburg

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In