Barnaamijka Falanqaynta Wararka ee kabaxa Radio Muqdisho ayaa saakay looga hadlay sida loo wajihi karo Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo ay ka qayb galeen Aqoonyahanno ku xeel dheer falanqaynta Arrimahaan iyo sida loo dhamaystirikaro
Halkaan ka Dhagayso Barnaamijka oo uu soo jeedinayo wariye Cabdirisaaq Maxamed Farax Shiine.