Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka is cafinta oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Barnaamijka is cafinta oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maadaama is cafintu ay tahay wax diiniyan u wanaagsan Muslimiinta isla markaana qeyb ka noqan karta is fahamka bulshada iyo wada noolashaha ayaa waxaa magaalada Galkaacyo lagu qabtay munaasabad lagu maamusayay maalinta is cafinta Soomaaliyeed oo ku beegneyd 28-ka June.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada Puntland iyo Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa inteeda badan looga hadlay ahmiyadda ay leedahay haddii la helo is cafin dhab ah iyo waxa ay ka badali karto xaaladda xiligaan ka jirta dalkeena.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dr Mahad Caabi oo ka mid ah dhallinyarada munaasabadda soo agaasimay ayaa ugu sheegay in ay rajeynayaan in is cafintu ay noqoto mid wax weyn ka badali karta wada noolashaha bulshada reer Gobolka Galgaduud.

Sidoo kale qaar ka mid ah xubnihii ka socday ururada dhallinyarada iyo haweenka Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo munasabadda ka hadlay ayaa tilmaamay inay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada barnaamijka is cafinta.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Mudug ee Puntland Xasan Wardheere Warsame ayaa sheegay in is cafintu ay tahay mid aad u wanaagsan isla markaana ay Diinteenu islaamku na fareeyso, loona baahanyahay inay is cafiyaan.

Wasiirka Wasaaradda dib-u-heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka Galmudug Saalax Maxamed Boostaale ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay xoojin doonaan barnaamijyada nuucaani oo kale ah.

Cabdirisaaq Max’ed Axmed

Previous Post

Dhallinyarada Caabudwaaq oo Ra’iisul Wasaare Khayre la yeeshay kulan ay su’aalo ku waydiinayeen “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Qanyare

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Qanyare

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In