Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arrimaha abaaraha iyo sidii wax looga qaban lahaa, waxaan marti ku ahaa wasiirro, hay’adda Maareynta Masiibooyinka qaranka, hay’adda Culumada Soomaaliyeed iyo Ururka Haweenka qaranka xubno ka kala socday, waxaana barnaamijka halkaan ka soo jeedin doona C/raxmaan Yuusuf Sheikh Al-Caddaala ee dhageysi iyo guddoon wacan.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...














































