Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka kulanka todobaadka oo loo hadlay abaaraha dalka ka jirta iyo in la oogo salaad roob ah “SAWIRRO+DHAGEYSO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo loo hadlay abaaraha dalka ka jirta iyo in la oogo salaad roob ah “SAWIRRO+DHAGEYSO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo Jimco ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay baaqii Wasaaradda awqaafta iyo Diinta ay soo saartay oo ahaa in la soomo afar cisho oo ay ka bilaabaneysay maanta oo Jimco ah, lana qabto isu soo bax roob doon ah, waxaanma marti ku ahaa Wasiirka awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Cali Ibraahim Baqdaadi iyo Agaasimaha Waaxda Diinta ee Wasaaradda Awqaafta Sheekh Cali Maxamuud Sheekh Cali dheere

Agaasimaha Waaxda Diinta Sheekh Cali Maxamuud Dheeri ayaa sheegay in soonka afarta maalin uu yahay sidii Alle looga baryi lahaa in bulshada uu dhibta ka dulqaado.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiirka awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Cali Ibraahim Baqdaadi ayaa tilmaamay in baaqoodu uu ahaa in Ummadda ay Alle u laabtaan, si dhibta heysato uu Alle uga dulqado, isagoo ugu baaqay maamulada ka jira dalka iyo culimaa’udiinka inay u istaagan sidii Alle bariga looga qeyb qaadan lahaa oo isniinta soo socoto la oogo saalad roob doon ah meelkasta oo dalka ka mid ah.

BAR KULANKA JIMCAHA -01-04-2016 ok

vlcsnap-2016-04-02-18h08m58s16 vlcsnap-2016-04-02-18h08m54s238 vlcsnap-2016-04-02-18h08m46s155 vlcsnap-2016-04-02-18h08m26s215 vlcsnap-2016-04-02-18h07m58s189 vlcsnap-2016-04-02-18h08m08s27 vlcsnap-2016-04-02-18h08m11s57 vlcsnap-2016-04-02-18h08m13s83 vlcsnap-2016-04-02-18h08m21s159 vlcsnap-2016-04-02-18h00m49s245 vlcsnap-2016-04-02-17h58m34s175 vlcsnap-2016-04-02-17h58m29s128 vlcsnap-2016-04-02-17h55m58s150

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya oo ku baaqday in Isniinta la Oogo salaadda roob-doonka

Next Post

Kumaan-dooska Soomaaliya oo dilay Horjooge Al-shabaab ah oo in mudd ah la doon doonayay

Next Post
Kumaan-dooska Soomaaliya oo dilay Horjooge Al-shabaab ah oo in mudd ah la doon doonayay

Kumaan-dooska Soomaaliya oo dilay Horjooge Al-shabaab ah oo in mudd ah la doon doonayay

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In