Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka dalka.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo hanta dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax, iyo Garyaqaan Dr. Cusmaan.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa si faah faahsan uga hadashay sida loo badbaadinkaro hantida Qaranka, iyagoo ku taliyay in tira koob lagu sameeyo hantida guud ee Qaranka.

Sidoo kale mas’uuliyiinta ayaa si qota dheer uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka oo ku kala sugnaa dalka iyo dibadda.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADALO-24.04.2015.mp3

10702237_829177320495104_7559588508829226697_n 10891822_829177453828424_4728320225094859926_n 10949705_829177607161742_3321768895897104323_n 11019842_829177650495071_8672113267642879938_n 11051929_829177717161731_1023551676569298021_n 11110298_829177673828402_959968537298780316_n 11128350_829177743828395_7448399279032847404_n 11141110_829177143828455_5117146445785488009_n 11146529_829177577161745_117248550252880451_n 11156342_829177423828427_8931246047755652232_n 11159487_829177553828414_6001250950390175016_n 11173355_829177247161778_8907769827513488914_n 11178270_829177353828434_2348754375400621706_n 11178317_829177827161720_1243319566776793510_n

Previous Post

Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post
Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In