Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Dib U Eegista Miisaaniyadda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Dib U Eegista Miisaaniyadda  “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay Howsha Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka iyo Qorshaha Dowladda Soomaaliya ay wado oo ah isku filnaansho iyo maareynta dakhliga Dowladda.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa, Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka mudane Axmed Yuusuf Muumin Siraaji oo si faah faahsan uga hadlay qorshihii dib u eegista miisaaniyadda 2015.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka mudane Axmed Yuusuf Muumin Siraaji ayaa intii uu socday barnaamijka si faahfaasan uga jawaabay su’aalo kala duwan oo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka.

Mudane Siraaji ayaa waxa uu sheegay in todobaadkani golaha wasiirada ay ka hadleen hanaanka miisaaniyada Dowladda ee sanadkani oo uu sheegay in lagu sameynayo wax ka badal oo la waafajinayo dakhliga Dowlada si isku filnaasho ay u gaarto Dowladda Soomaaliya, isagoo tilmaamay in muhiimad gaar ah uu ugu fadhiyo dadka Soomaaliyeed barnaamijkani hirgalintiisa.

“Si loo waafajiyo in isku filnaansho Dowladda Soomaaliya ay gaarto waxaa la beyqaaminayaa dakhliga Dowladda Soo gala waxaa la dhamiyaa mishaaraadka shaqaalaha Dowladda,mas’uuliyiinta iyo waxyaabaha kale ee Dowladda ay isticmaasho, si loo waafajiyo dakhliga Dowladda Soo gala si looga maarmo in caalamka aan wax ka sugno” ayuu yiri Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Siraaji.

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Yuusuf Muumin Siraaji.Oo ugu jawaabayay su’aalaha dhageystayaasha ay soo weydiiyaan ayaa su’aal eheyd sida dhaqaalaha Dowladda loo isticmaalo iyo in si qaldan loo isticmaalo ayaa sheegay in si sharci aaan eheyn aan lacag looga soo saari karin Bankiga dhexe, Tusaale ahaan waxa uu sheegay in Xafiiska Xisaabiyaha Guud uu la socdo dhaq dhaqaaqa bankiga lacag walba oo laga soo saarayana lagu soo saari karo oo kaliya Saxiixa xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Halkani Ka dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran islamarkaana Xiisa Gaar Ah Leh

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADAALO-24.07.2015.mp3

DSC09804

DSC09785 DSC09786   DSC09789 DSC09790 DSC09791 DSC09792  DSC09794 DSC09795 DSC09796 DSC09797 DSC09800  DSC09803 DSC09804  DSC09807

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Kuwa Amisom Oo Si Rasmi ah Ula Wareegay Diinsoor

Next Post

Sanadguuradii Afaraad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadii Koobaad Ee Erdogan Ku Yimid Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Sanadguuradii Afaraad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadii  Koobaad Ee Erdogan Ku Yimid Soomaaliya+Sawirro

Sanadguuradii Afaraad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadii Koobaad Ee Erdogan Ku Yimid Soomaaliya+Sawirro

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In