Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Mooshinka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Ay Ka Keeneen Madaxweynaha “Sawirro+Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Mooshinka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Ay Ka Keeneen Madaxweynaha “Sawirro+Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka  todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa Maanta looga hadlay Mooshinka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay ka keeneen Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay  Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre Oo ka mid ah Xildhibaannada Mooshinka ka keenay madaxweynaha oo eedeymaha u jeediyay oo ka hadlay qodobada ay u cuskadeen mooshinka, Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo iyana ka soo horjeeday mooshinka kuna sifeysay in xiligan muhiim uusan u eheyn dadka iyo dalka, iyo Ustaad Yuusuf Xasan oo khabiir Saxaafadeed ahna Tifaftiraha Wargeyska Xaqiiqa Times oo isna si qoto dheer kaga hadlay dib u dhaca mooshinkan uu keeni karo iyo marxaladooyinkii dalka uu soo maray iyo khilaafyadii siyaasadeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Xubnahani ka qeyb galayay barnaamijka ayaa aragtidooda la wadaagay qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka oo su’aalo soo weydiiyay intii uu socday barnaamijka.

Halkani Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/BAR-KULANKA-TODOBAADKA-TABIYE-JEYTE-21-8-2015.mp3

DSC02223 DSC02228 DSC02230 DSC02234 DSC02235 DSC02249 DSC02256 DSC02257 DSC02260 DSC02264 DSC02267 DSC02269 DSC02270

Previous Post

Ogeysiis Ku Socda Ganacsatada iyo Shirkadaha Badeecooyinka Dalka Keena

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee kuwait Oo Xariga Ka Jaray  Dugsi Xagaageedka Jaaliyadda “Sawirro”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee kuwait Oo Xariga Ka Jaray  Dugsi Xagaageedka Jaaliyadda “Sawirro”

Safiirka Soomaaliya ee kuwait Oo Xariga Ka Jaray  Dugsi Xagaageedka Jaaliyadda “Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In