Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay hannaanka ugu wanaagsan ee dalka looga soo saari karo Kheyraadka dabiiciga ah, sida Macdanka iyo Batroolka.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Maxamed Muqtaar Ibraahim oo faah faahin ka bixiyay xogaha la xiriira kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeena iyo dadaallada wasaaeadda ee ku wajahan ka faaโiideysiga kheyraadkaasi.
BAR KULANKA JIMCAHA TABIYE CADALO 15.05.2015